Mucaaradka Dowlada Farmaajo oo looga digay in ay ku shiraan magaalada Nairobi

Hoggaamiyaha Aqlabiyadda Baarlamaanka dalka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa uga digay Xildhibaanada iyo Siyaasiyiinta Dowlada Madaxweyne Farmaajo mucaaradka ku ah in ay ku shiraan magaalada Nairobi. Waxa uu sheegay Aadan Barre in xiriir aad u wanaagsan ka dhaxeeyo Dowladaha Soomaaliya iyo Kenya, waxa uuna tilmaamay in aysan marnaba ogoleyn dowlada Soomaaliya in laga mucaarado gudaha … Continue reading Mucaaradka Dowlada Farmaajo oo looga digay in ay ku shiraan magaalada Nairobi